DastuurkJSL

Baro Dastuurkaaga

Dasuurka Mobile

Dastuurka JSL Mobile App

Lasoo Deg Mobile App

Waxaad si fudud u baran kartaa Dastuurka JSL adiga oo isticmaalaya taleefankaaga. Lasoo deg app ka Dastuurka JSL oo aad ka heli kartid Google Play Store ka iyo Apple App Store kaba

Dastuurka JSL Gaadhsii Dadka

Faafi Dastuurka JSL

Fadlan haddii aad leedahay bar internet (website) ama bog/jaanal aad ku leedahay baraha bulshada fadlan gaadhsii asxaabta iyo bulsha waynta kale adiga oo ku muujinaya sumada barta oo ah https://web.dastuurkajsl.com oo dabcan faahfaahin raacinaya.

Dastuurka JSL Web App

Dastuurka JSL Web App

Booqo oo ka daalaco dastuurkaaga barta barashada Dastuurka JSL (Web App) oo ah bar casri ah kuuna kaydinaysa meelaha aad booqato oo shaqaynaysa xataa haddii khadku kaa maqan yahay. Intaas waxa kuu dheer waad ku shubi”install” kartaa combiyuutarkaaga iyo mobaylkaagaba (Chrome Browser’s). web.dastuurkajsl.com waxa uu si buuxda ugu shaqaynayaa shaashad walba

Ma tahay Sameeye App "App Developer"?

Ma Rabtaa inaad Ka Qayb Qaadato Horumarinta Mashruuca Baro Dastuurka JSL?

Fadlan ku soo dhawaw ka qayb qaadashada horumarinta mashruuca haddii ay jawaabtaadu haa noqotay.