Jamhuuriyada Somaliland

Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha & Arrimaha Dastuurka

Sida ku cad qoddobka 37ad, faqraddiisa 2aad ee Dastuurka JSL oo leh “Shacbiga Somaliland waxa uu karaamada Qaranimadiisa u igmaday Dawlad Ku Dhisnaan Doonta Kuna Dhaqmi Doonta Dastuurka”

#

GO

Dastuurka

Baro Dastuurka JSL

Dastuurka JSL waxaad ka baran kartaa “Web App” casri ah oo kuu ogolaana inaad akhrisatid Dastuurka xataa marka uu khadku kaa go’an yahay, ama waxaad lasoo dagi kartaa “Mobile App” .

Wararka

Wararka & Dhacdooyinka Khuseeya Wasaarada

Munaasabadahii iyo Wararkii ugu danbeeyay ee khuseeya wasaarada

Faafinta Dastuurka JSL

Faafinta Dastuurka JSL

Gaadhsiinta nuqulada dastuurka macalimiinta ku jirta kulliyada tababarka macaliminta Qaranka Gaadhsiinta nuqulada dastuurka macalimiinta ku jirta kulliyada tababarka macaliminta Qaranka Gaadhsiinta nuqulada dastuurka macalimiinta ku jirta…

read more

Tayo

Farriinta Wasiirka

Implement and execute national directives in order to contribute to the national strategic goals.Implement and execute national directives in order to contribute to the national strategic goals.

Implement and execute national directives in order to contribute to the national strategic goals. Implement and execute national directives in order to contribute to the national strategic goals.

Was. Maxamad Xaaji Aadan Cilmi

Wasiirka Wasaara Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

Was. Maxamad Xaaji

Tayo

Farriinta Agaasimaha Guud

Ugu horreyn, sameynta Adeegga Koobe “Web Portal Application System” waa astaan u taagan wanaajinta adeegyada ummadda, qaybta kaga aaddan Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka JSL.
1. Ogaalka Xubnaha, Qodobada, Farqaddaha iyo Xarafyada Dastuurka JSL.
2. Barashada Dastuurka, Fahanka Sharciga, xuquuqdaada, xuquuqda bulshada, xuquuqda dalka iyo nidaamka dawladnimada.
3. La degista Adeegyada Mobile Apps iyo Web Apps oo ku kaydsan aalladaha Google iyo Play Store.
4. La socodka wararka, guulaha iyo hawl-fulinada Wasaaradda oo si joogto ah loo soo galinayo mareegta Wasaaradda oo ah www.dastuurkjsl.com.
Ugu danbeyntii, muwaadin waxa iga codsi ah, in aad sii faafiso Dastuurka iyo shuruucda kale ee halkan lagu kaydiyey, adiga oo adeegsanaya aaladda baraha bulshada “social media”. Dhinaca kale, ka wasaarad ahaan waxan soo dhaweynaynaa  cid kasta oo nala wadaagta aragtiyo curineed iyo maalmaalnimo oo lagu balaadhin karo  Adeegga Koobe.
Xaqiiqdii, hirgelinta iyo dhidbidda hannaan casriya ee Adeegga Koobe “Web Portal Application System” oo ka kooban Mareegta Wasaaradda, Web Apps, Mobile Apps, Official Nomination Apps iyo Law Tracking Apps oo sahlaya in bulshaddu si fudud u hesho adeeg Dastuur iyo xogaha Wasaaradda.
Sidoo kale, adeegyada shaqo iyo xog heliseed ee ku duugan Adeegga Koobe, waxa ka mid ah:

Agaasimaha Guud Jamaal Abdi Mouse

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka

AG Jamaal Abdi